Daawo Sawirada: Qeybo kamid ah garoonkii Baraawe oo bur buray iyo fashil taagan

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhawaan xariga ka jaray garoonka cusub ee diyaaradaha magaalada Baraawe oo dhismihiisu ku baxday lacag ka badan 4-Milyan oo Dollar. Garoonka sida loo dhisay iyo lacagta ku baxday ayaana hadal heyn badan ka dhax dhalisay bulshada Soomaaliyeed, waxaana inta badan dadka isku raaceen in la musuq maasuqay … Continue reading Daawo Sawirada: Qeybo kamid ah garoonkii Baraawe oo bur buray iyo fashil taagan